About me


Home About JUS xaafada CONTACT

magaceygu waa xasan cali qafaal
waxaan ahay arday dhigta jaammacadda ummadda soomaliyeed.
waxaan kudhashay ku dhashay maamul goboleedka hiiraan state degmadiisa aboorey .
waxaan kusoo barbaaray miyiga degmada aboorey. br halkaas waxaa ka dhigtay dugsigii quraaanka kariimka , kadib markii aan dhameystayne waxaan usoo wareegay magaalada mudisho.
halkaas oo aan ka bilaabay hayaankeyga wax barashada maadiga oo aan ka dhameeyay shoolka dhexe , sare ee Almusbaax .

hadda waxaan ahay qoraa iyo abwaan tiriya maansooyinka iyo gabayada. waxaan jeclahay aqrita waliba luqada englishka oo waan aad uxiiseeyo barashadeeda .
Hadda waxaan ku noolahay jeclahayna in aan muddo kusii noolaado caasimad soomaaliya ee mugdisho.