Home page


Home About JUS xaafada CONTACT

Aqriste ku soo dhowoow home pagekeyga.
Waxaan ahay xasan cali qafaal , ah raday dhigta jaammacadda umadda somaliyeed(JUS).
Boggaan waxaan uga hadli doonaa si faahfaahsan Taariiqdeyda , qaabka aan usoo barbaaray, goobta aan ku dhashay iyo halka aan hadda kunoolahay.
Sidoo kale waxaan ka hadli doonaaa Taaariiqda jaammacadda ummadda soomaliyeed(JUS) , degmada aan degenahay iyo halha leyga helikaro leygalana soo xariiri karo.