xaafada aan ku noolahay


Home

Home About JUS xaafada CONTACT

waxaan deganahay xaafada nasteexo oo ka tirsan degmada wada jir ee govolka banaadir

xaafadu waxay leedahay wadooyin, iskuulo iyo masaajido iyo waliba goobo kale oo caan ah sida:
    masaahida kuyaalo waxaa ka mid ah:
  1. misaajidka xasan muuse
  2. misaajidka abuuureyra
  3. masaajidka carabta